Somali

PILLSBURY PRIDE NEWSLETTER

September 2018
Qoysaska sharafta leh ee Dugsiga Hoose Pillsbury,

Sanad dugsiyeedkeenu waxaa uu ku biloowday wanaag! Todobaadyadii ugu horeysay waxay noo ahaayeen kuwo aad u wanaagsan waxaana la is baranayey ardayda ku cusub dugsiga hoose Pillsbury iyo soo dhaweynta ardaydeenii hore. Jimcihii la soo dhaafay waxaa si rasmi ah u sameeyney xafladeenii shumac bidhaminta. Waxaana shumaaca daaraya hal arday oolaga soo xushay dhamman fasalda heer kasta leh. Ka eego sawirka xafladaan bogga hore ee wargeyskaan!

Mudo shan iyo labaatan sano ka hor ayaa shaqaalaha iyo ardayda dugsiga Pillsbury ayaa waxay ku aruuriyeen waxaayo taariikhi ah gantaal u sameysan dayax gacmeedka, waxaana rabnaa in aan ogaano waxyaabahaas taariikhiga ah ee lagu aruuriyey gantaalkaas u sameysan sida dayax gacmeedka bisha Okoober! Maalinta Khamiista oo ay bishu tahay, October 11, 2018 dhammaan ardaydii hore iyo ardayda hada dhigta dugsiga hoose ee Pillsbury waan ku casuumeynaa in ay daawadaan marka la furaayo qalabkaas ku dhex jira gantaalka. Waxaana rajeynayna in ay noqoto xaflad aad u xiiso badan!

Waxaan ku faraxsanahay in ay qoysaska dugsigeena ay ka qeyb qaataan howlaha waxqabadka dugsiga, waxaana jira siyaabo badan oo ay uga qeyb qaadan karaan.

* ururka waalidiinta/iyo macalimiinta (kulan kooda ugu horeeya waa Talaadada, bisha September 18 at 5:00 PM)

* ESSA/North Star Accountability Team (waqtiga la kulmayo wali lama cayimin; Ms. Skowronek ogaysii hadii aad doonaysid in aad ka qeyb qaadatid)

*Tabaruc ama tabarucaada fasalka
* Gudiga la talinta (bishii hal mar talaadada labaad saacaduna waa 5:00 PM)
* Ka qeyb qaadashada xafladaha qoysaska

Waxaan rajeynayaa in aan isku aragno dhamman xafladahaoo dhan!
Jessica Skowronek
Maamulada
************************************************************************************* Wargeyska High Five

Wow, Waxaa si wanaagsan noogu bilowday sanad dugsiyeed cusub! Waxaan dhammaanteen ku faraxsanahay inaan dugsiga ku jirno, inta badan ardaydeeyda waxay ku jiraan sanadkii ugu

PILLSBURY PRIDE NEWSLETTER

horeeyey oo ay ku waayo arkayaan dugsiga. Waxayna aad uga shaqeynayaan in ay wax bartaan, raacaan jadwalkooda, raacaan tilmaamaha, iyo in ay sameeystaan saaxiibo.

Fasalka High Five, ardayda waxay baranayaan ciyaarta iyo mowduuc ku saleysan hab raac.

Mowduuceena ugu horeeya: Ku soo dhaweynta dugsiga! Dhammaadka bisha September, ardaydu waxay baran doonayaan13xarumaad oo waxbarasho kala duwan, kuwaas oo ku xiran mowduuca waxbarashada. Ardaydu waxay wax ku baran doonaan heesida iyo xarakaadka, kaas oo ka caawin doona maskaxdooda in ay shaqeyso ayna wax barato. Waxaan heysanaa modo 3 saacadood oo waxbarasho iyo waxyaabo kale oo ad u xiiso badan!

Waxaan rajeynayaa in aan ku kulano shirka waalidiinta, si aan kuula wadaago waxyaabaha wanaagsan ee uu ilmahaagu baranayo!

Love,
Mrs. Bradshaw

************************************************************************************

Kindergarten

Ku soo dhowaada Kindergarten Pillsbury! Waxyaabaha la barto bisha ugu horaysa ee sanad- dugsiyeedka waa.

* Sayniska waxaan baranaynaa heerarka nolosha. Waxaan darsaynaa sida dirindiirtu u korto , ugxan ilaa ay balanbaalis ka noqoto...ardayduna aad bay u xiiseynayaan! Fasal walba wuxuu darsayaa geed dugsiga ku ag-yaala siyaabaha uu isu bedelo sanadka oodhan. MArka xige ee aad dugsiga timaado, cunugaaga waydii inuu ku tuso geedka ay daraasaynayaan!

Cilmiga Bulshada waxaan baranaynaa shuruucda: Mas’uul Noqo- Muxtarim Noqo- Amaan Ahoow. Waxaan kaloo baranaynaa in Baska si nabadgelyo leh loo raaco.- Hees nabadgalyada baska ku saabsan baan qaadaynay, cunugaaga waydii, laxanku waa mid la yaqaan !

* Xisaabta , waxaan baranaynaa qaababka walxuhu isu raacaaan, barashada lambarada iyo tirade, iyo sida ay lamabaradu macno u sameeyaan anagoo ku dabakhayna shaqooyinka kalendarka. Dhowaan waxaan bilabaynaa xalinta xisaabta anagoo isticmaalayna I-pads!

* LITERACY Waa qeyb muhiim u ah dugsiga gaar ahaan fasalada Kindergarten. Waad ku caawin kartaa guriga adiga oo u sameeynaya waqti go’an oo ay aqriyaan buugg maalin kasta. Ardayda Fasalka Kindergarten waxaa laga filaayaa inay maalin kasta ku aqriyaan buugg mudo 20 daqiiqo ah inta ay guriga joogaan. Isku day in uu ilamaaga kuu aqriyo ama aad agiga u akhridid buugga. Daraasaad la sameeyey ayaa sheegaya in ay ilmaha aad u kororto guushooda dugsiga!

Ku soo dhawaada dugsiga Pillsbury! Ms. Bove, Ms. Hitchcock, Mrs. Pierskalla

PILLSBURY PRIDE NEWSLETTER

*************************************************************************************

First Grade

Fasalada 1aad si wacadarao leh ayay ku bilowdeen! waxaan ku mashquulsananyn sidaan u darsi lahayn jadwalkayaga isuna baran lahayn. Imtixaanaad baan qaadnay si aan u ogaanao heerka wax- akhris ee arday walba marayo. Arday walba waxaa la siiyay danbiil uu buugta uu xiisaynayo ku gurto, si uu u isticmaalo xiliga wax-akhriska degan. Dhinaca Xisaabta, waxaan samaynaynay Xisaabta kaalendarka, iyo lamabaro la isu geeyayay. Ardaydu aad bay uxiisaynayaan cutubka Sayniska , iyago eegaya kala-soocayana noocyada ay dhagxantu ukala baxdo iyadoo lagu salaynayo qaababkooda. Bishan, waxaan bilabaynaa inaan shaqo-guri soo dirno jimco walba, isniintana la soo celiyo, fadlan ku boori cunugaaga inu dhameeyo shaqada guriga ama layliska loo soo diro. Sidoo kale, fadlan wax la akhri cunugaaga maalina walba. Waxaan filaynaa bil wanaagsan oo waxbarsho leh. Fadlan hadaad wax tabanayso ama su’aal qabto nagala soo xidhiidh.

Sincerely,

The First Grade Team
Sharon Goetzen (119)
Sharon.Goetzen@mpls.k12.mn.us Kellen Gill (118) Kellen.Gill@mpls.k12.mn.us

************************************************************************************

Second Grade

Fasalada labaad waxay baranayaan heerarka nolosha cayayaanka. Fasal walba wuxuu haystaa dirxi cyaaayan ah oo ay darsaan sida uu u dhaqaaqo, waxa uu cuno, iyo marxaladaha uu maro ugxan ilaa qaangaadh.

Safarkii sanadlaha ahaa ee aan ku tegi jirnay Minnesota Landscape Arboretum Apple Orchard ayaa ahaa Arbacadii, September 19. Waxaan baranay noocyada tufaaxu u kala baxo iyo waxyaabaha muhiimka u ah bixida tufaaxa, iyo kalmada qeexaya tayada tufaaxa.

Way mahadsanyihiin qoysaskii soo celiyay waraaqihii la soo buuxinayay. Fadlan isqor kulanka waalidiinta iyo macalimiinta ee Oktoobar dhacaya..

Waad ku mahadsantihiin in aad caruurtiin keentaan waqtiga dugsigu bilowdo. Fasalka ayaan ku quraacanaa, ka dibna waxaan aadnaa fasalada khaaska ah 7:40.

Waxaan idiinka mahadnaqaynaa inaad nala-wadaagtaan waxbarashada ilmihiina. Ms. Parker, Ms. Torrez-Gutierrez and Mrs. Robinson

page3image16856 page3image17016

PILLSBURY PRIDE NEWSLETTER

*************************************************************************************

ASD

Waxaa nagu soo kordhay Ms. Asha, oo shaqada la wadaagaysa Ms. Kathryn. Ms. Kelly waxay dhigaysaa(2nd-4th), Ms. Jennie waxay dhigaysaa(3rd-5th), Ms. Kathryn iyo Ms. Asha oo wada-dhigaya (K-1st) dhamaan waxaan rajaynaynaa sanad kale oo xiiso iyo waxbarasho leh! Nasiib wanaag waxaa ah inay soo noqdeen Kalkaliyaashii waxbarashada Khaaska ah sida: Ms. Devon, Ms. Sabrina, Mr. Pierre, Ms. Sam, and Ms. Elsie! Wax kaloo aad ugu faraxsanahay Mr. Mike oo nagu soo biiray !

Muhiimadayadu waa sidaan maalin walba uga dhigi lahayn mid xiiso, waxsoosaar iyo wadajir leh. Dhamaan ardaydu waxay tagaan fasalada waxbarashada guud waqtiyo kala duwan. Sidoo kale dhamaan ardaydu waxay helaan waxbarasho khaas ah sida ku salaysan hadafka waxbarshada shaqsiga ah (IEP). Kulamada Waxbarshada Shaqsiga ah (IEP) ayaa sanadkii mar la qabtaa, aad baan ugu bogaadinaynaa in aan la kulano waalidiinta in ay noo saamaxaan inaan la kulano!

Ku soo dhowaada Dugsiga Pillsbury! Sanadkan waxxna haysanaa 21arday oo ukala baxa fasalada kindergarten ilaa 5aad!

Ms. Kathryn, Ms. Asha, Ms. Kelly & Ms. Jennie

Fifth Grade

Fasaladda 5 naad waxay ku bilowdeen si wanaagsan. Waxaan baranaynaa saan wadjir ugu shaqaynlahayn aanuna isu baran lahayn . waxaan bilownay habka idku-dhufashada xisaabta oo si hufan loo baranayo. Waxaan kaloo baranaynaa wadiiqooyinka iyo hababka noo sahlayo wax- soosaar suurta gal ah. Maalin-joogayaga ugu horeeyaa waxaan ugu baxaynaa Beerta Xayawaanka Dayrtan.

Waalidiintu waxay ka caawin karaan inay abaraan iskudhufashada, sababata oo ah xisaabta aan dhigano badankeedu waxay ku salaysanthay iskudhufashada. Sidoo kale, hubi in cunugaagu wax akhriyo maalin walba. Ardayda wax-akhriska badan baa guulo sare gaadha.

Waad ku mahadsantahay inaad cunugaaga us oo dirtay Pillsbury aadna nagu aamintay inaan siino cunugaaga fursado waxbarasho. Waxaan rajaynaynaa inaan idinla kulano shirka waalidiinta iyo macalimiinta.

Tara Fagerlee and Joel Lurvey Macalimiinta Fasaladda 5naad ee Pillsbury

*************************************************************************************

Qolka Shaybaarka

Kus soo dhowaada sanad-dugsiyeedka 2018-2019 waxaan biloownay Qolka Shaybaarka STEAM Lab! Magacaygu waa Glory Oljace, aad baan ugu faraxsanahay inaan la shaqeeyo ardayda iyo qoysaska Pillsbury sanadkan.

page4image19328

PILLSBURY PRIDE NEWSLETTER

Todobaadkii mar,ayuu cunugaagu imanayaa qolka 207 iyadoo lagu baranayo cilmiga Sayniska STEAM. Erayga STEAM waxaa loo soo isticmaalaa dhinaca waxbarashada Sayniska, Tiknoolijiyada casriga ah, Injineernimada, Farshaxanka iyo Xisaabta

Fadlan soo booqo qolka 207 iyo shaybaarka waa meel xiiso badan!

Upcoming Dates:

  •   Parent Drop Off:

    •   Parents are able to drop children off between the signs for Bus 3 and Bus 1. This area is for

      parents dropping students off only. If you are going to enter the school with your child,

      please park in the lot and cross the street at the corner.

    •   The area directly in front of our entrance needs to remain clear for the buses, and this is key for the safety of our children.

  •   Changes to Dismissal:

    •   If there is a change in your child’s typical dismissal schedule, please send a note to the

      child’s teacher.

    •   If it is not possible to send a note, the office must be called and notified prior to 1:00 PM.

    •   Our main entrance doors are locked each afternoon prior to dismissal for student safety.

    •   These processes are critical to making sure each child gets home safely.

      Attendance:

Regular school attendance is a high priority because time in the classroom is essential to

academic learning. Students are expected to attend school regularly, be on time, well rested and ready to learn unless prevented by illness, religious observance, family emergency or severe weather. Vacations must be pre-approved by administration in order to be excused and doctor/dentist appointments are excused only if the office is provided with a note from the doctor/dentist. We have been seeing a high amount of absences, late arrivals, and early pick-ups already this school yearschool attendance is important, please do all you can to make sure your child is able to attend school each day.

page5image18288
page5image19592

Saturday, September 29, 2018

4th and 5th Grade Farmers Market Bike Ride

page5image22272 page5image22440

7:45 AM

page5image23256 page5image23424 page5image23592

Pillsbury Day (MN United vs. NYCFC) at TCF Stadium

7:00 PM

page5image25120
page5image26248

Tuesday, October 9, 2018

page5image27624 page5image27792

5:00-6:30 PM

Site Council

page5image29600

Thursday, October 11, 2018

page5image31632 page5image31800

5:00-6:30 PM

Time Capsule Open House

page5image33640

Tuesday, October 16, 2018

page5image34840 page5image35008

3:00-7:00 PM

Conferences

page5image36776 page5image36936

Wednesday, October 17, 2018

page5image38968 page5image39136

8:00 AM-12:00 PM

Conferences

page5image40920

Thursday and Friday, October 18-19, 2018

page5image42680

MEANO SCHOOL

page5image44272

Tuesday, October 24, 2018

page5image45312 page5image45480

5:00-6:30 PM

PTO Meeting

page5image47112 page5image47272

Wednesday, October 24, 2018

page5image49656

Fall Pictures

page5image51064